HEADLINES:

Topnews:-Wiil uu dhalay Ganacsade Xaaf oo falkii ugu xumaa ku sameeyay Gabar Maskiina +Sawiro?

0
Tuesday November 18, 2014 - 21:09:37 in Articles by Super Admin
  • Visits: 11941
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 3 2
  • Share via Social Media

    Topnews:-Wiil uu dhalay Ganacsade Xaaf oo falkii ugu xumaa ku sameeyay Gabar Maskiina +Sawiro?

    Bredanews.com – Wiil uu dhalay Ganacsade Axmed Ducaale Geelle xaaf ayaa falkii ugu xumaa ku sameeyay Gabar u dhalatay Beesha Sheekhaal oo lagu magacaabo Miski Xaaji Axmed Gaaboow Nuur.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bredanews.com – Wiil uu dhalay Ganacsade Axmed Ducaale Geelle xaaf ayaa falkii ugu xumaa ku sameeyay Gabar u dhalatay Beesha Sheekhaal oo lagu magacaabo Miski Xaaji Axmed Gaaboow Nuur.

Miski waxaa dhalay Gudoomiyaha Degmadda Afgooye Xaaji Axmed Gaaboow Nuur.

Qisadaan xanuunka badan oo mudo dheer aan ku daba jirnay waxay ku bilaabaneysaa sidaan:

Geelle Xaaf oo maamula Hotel Zamiira Muqdisho ayey isbarteen Miski Xaaji Axmed oo nin qabay.

Miski Xaaji Axmed  oo ah gabadh qurux badan wuxuu Geelle Xaaf ka dhameeyay iney iska furto ninkii qabay .

Waxay Facebook ku soo gashaa Miski https://www.facebook.com/miski.ahmed.37?fref=ts



Miski oo ku indha daraandartay Guriga iyo Gaariga quruxda badan ee Geelle Xaaf waxay iska furtay ninkii qabay oo ay labo Caruura u dhashay sida uu Saxaafadda u sheegay ninkaas xaaskiisii laga furtay.

Geelle Xaaf waa fuliyay ballantii uu la galay Miski Xaaji Axmed,wuxuuna geeyay Nairobi isagoo u sii tahriibiyay Dalka Ingiriiska oo ay si nabada iskaga dhiibtay.

Miski Xaaji waxaa   la dejiyey Guri Geelle Xaaf hooyadiis ku qoran tahay oo ku yaala xafadan Neasden ee Magaaladda London.

Nasiibdaro Miski Xaaji Axmed oo aan wax mehera la marsiin uur ayey u yeelatay Geelle Xaaf oo ay ku dooday inuu saaxiibnimo kula galmooday.

Geelle Xaaf wuxuu ku soo galaa Facebook https://www.facebook.com/gduale?fref=ts


Geelle Xaaf ayaa safar dhuumasho ah ku yimid UK inta aysan Saaxiibtiis Miski Xaaji dhalin 10 maalmood ka hor  hasse yeeshee waxay ugu dambeyn dhashay wiil.

Miski waxay murugo iyo xanuun la ehel noqotay markii Geelle Xaaf ku yiri  aniga cunugan aan maharkeeyga ku dhalan ma qaadanayo ee guriga iiga guur.

Miski oo gabdhaha saaxiibadeeda u sheekeeysay waxay tiri " Wuxuu igu handaday Geelle Xaaf inaan nin kale la raaxeestay sidaas darteedna hadii aan dhaho Gelle ayaa iga dhalay uu i dili doono” hasse yeeshee Miski Xaaji  arinkaas waa u cuntami waayey waxayna ku tiri "Police ayan wacayaa waxaan leeyahay DNA halaga qaado ninkan cunugan calosheyda ku jira isaga ayaa leh”

Sidaas markey tiri wuu baqay lakin isaga oo laba dhinac ka gubanaya, xagii waalidkiisna ka baqaya, xaga police kana ka baqaya ayuu ku yiri "aniga cunugaan sinaba uma qaadan karo lakin  nin Istaaf ii ahan jirey Xamar oo UK jooga ayaan   lacag  siinayaa si uu ceebteena u asturo,iskugana qoro wiilka inuu aabahiis yahay”

Miski oo ku jirtay xaalad  neef goowracan geeda kama waabto  waxay aqbashay in canugeedii nin aan aabe u ahayn aabe ahan loogu qoro, loona siiyo.

Ninka uu Geelle Xaaf ku qoray wiilka uu inkiray waxaa lagu magacaabaa Ismaaciil Sheekh Xasan,wuxuuna dalka UK tegay qiyaastii 2006.

Miski Walaasheed oo lagu magacaabo Nuxur kuna nool Uk ayaa sheegtay in  Geelle Xaaf uu gurigii ka saaraa Miski Xaaji Cumar taas oo ka dhigan heshiis ka bax iyo xadgudub labaad.

"Geelle Xaaf Hooyadiis Xakiima waxay jirtaa Muqdisho,markii waraaqaha soo dhacaan waxaa la geeyaa Naag kale”sidaasi waxaa tiri Haweeneey la derisa oo xaalada aad ula socota .

Guriga ku yaal Brent Cores Neasden London  oo ka kooban laba qol iyo fadhi waxaa lagu siiyaa lacagta Ceyrta,wuxuu lacag ku qaataa ilmo iyo hooyadiis oo aan joogin Uk.

Kiiskaan halista badan hadii Boliiska Ogadaan waxey Geelle Xaaf iyo hooyadiisba wajahi doonaan Ganaax lacageed iyo Xabsi dheer maadama ay lacag tuuganimo iyo sharcidaro Dowlada ka qaadanayaan, isagana uu sameeyay waxa loo yaqaan Blackmailing ama Sexual Abuse.

Lix bilood ka hor wuxuu Geelle Xaaf Muqdisho ku uureeyay gabadh Fanaanada oo la qabay laakiin amaankeeda darteed waxaan ka gaabsanay inaan magaceeda sheegno ama qisada faahfaahino.

 

Sikastaba ha ahaatee Geelle Xaaf waa wiil aad looga baqo,maxaa yeelay isaga iyo Aabahiis waxay leeyihiin Mooryaan khaarijisa cidkasta oo wax ka sheegta

Xigasho :- Galmudugnews.com

Share on Social Media
No Related Items Found


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:Welcoming new Federal Parliament, Ban urges completion of electoral process

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon has welcomed the inauguration of the new Federal Parliament of Somalia on 27 December and warmly congratulated the people of Somalia on this historic achievement in their quest for universal suffrage by 2020.

New legislators sworn in in Somalia

Somalia has sworn in its new legislators to form the tenth Parliament, in what could kickstart the country's long road back to full democracy by 2020.

Somaliland No More Paramilitary Forces To Oppress The Freedom Of Speech

Enough Is Enough And No More Paramilitary Forces To Oppress The Freedom Of Speech. Written by an elected member of Parliament Abdirahman Mohamed Jama (Awxoog) MP

Somalia makes landmark historic victory at the UN General Assembly

On 18 November 2014 the Third Committee of the UN General Assembly overwhelmingly passed a historic draft resolution tabled by Somalia. The resolution is about declaring 13 June of each year as International Albinism Awareness Day.

ASSESSING MINISTERIAL HLPF COPENHAGEN CONFERENCE ON SOMALIA

There were no attempts to subject the PM's action (reshuffle without consultation with the President), the President's action (nullification of PM reshuffle decree and instruction to the cabinet), and the Parliament's action (no confidence motion on "all-purpose allegations") to independent expert opinion or judgment. This would have established good governance practices.

Somalia:Welcoming new Federal Parliament, Ban urges completion of electoral process

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon has welcomed the inauguration of the new Federal Parliament of Somalia on 27 December and warmly congratulated the people of Somalia on this historic achievement in their quest for universal suffrage by 2020. Full Article

 

New legislators sworn in in Somalia

Somalia has sworn in its new legislators to form the tenth Parliament, in what could kickstart the country's long road back to full democracy by 2020. Full Article

 

SOMALI PARLIAMENT TO DEBATE ON NO CONFIDENCE MOTION

Waagacusub.net -Somali Federal parliament is having an extra-ordinary meeting today,they debate on the no confidence motion against Prime minister of Federal Government of Somalia Abdiweli Sheikh Ahmed Mohamed . Full Article

 

Somaliland No More Paramilitary Forces To Oppress The Freedom Of Speech

Enough Is Enough And No More Paramilitary Forces To Oppress The Freedom Of Speech. Written by an elected member of Parliament Abdirahman Mohamed Jama (Awxoog) MP Full Article

 

Somalia makes landmark historic victory at the UN General Assembly

On 18 November 2014 the Third Committee of the UN General Assembly overwhelmingly passed a historic draft resolution tabled by Somalia. The resolution is about declaring 13 June of each year as International Albinism Awareness Day. Full Article

 

Somalia:Welcoming new Federal Parliament, Ban urges completion of electoral process

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon has welcomed the inauguration of the new Federal Parliament of Somalia on 27 December and warmly congratulated the people of Somalia on this historic achievement in their quest for universal suffrage by 2020. Full Article

 

International's Position to President Of Somalia

As things stand there are inherent tensions in the constitution between the offices of Prime Minister and the Presidency. 10 Prime Ministers over the last 10 years suggests this turbulence will not disappear with a change of personalities. The roles and responsibilities of the respective offices should be re-examined during the constitutional review process. Full Article

 

Topnews:-Wiil uu dhalay Ganacsade Xaaf oo falkii ugu xumaa ku sameeyay Gabar Maskiina +Sawiro?

Bredanews.com – Wiil uu dhalay Ganacsade Axmed Ducaale Geelle xaaf ayaa falkii ugu xumaa ku sameeyay Gabar u dhalatay Beesha Sheekhaal oo lagu magacaabo Miski Xaaji Axmed Gaaboow Nuur. Full Article

 

UK-Somali links raise concern as UN alleges corruption and arms deals

Questions raised about Britain's relationship with Somalia as UN alleges misappropriation of funds and exploitation of loopholes in an arms embargo Full Article

 

Leaked Conversation between Somali President and Minister Farah Topaz

SOMALI AGENDA has received and verified the authenticity of series of SMS messages between Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and his powerful Justice and Constitutional Affairs minister Farah Sheikh Abdulqadir. Full Article